Dowladda oo shaacisay tirada Al Shabaab looga dilay weerarkii Daaru-Naciim (Sawirro)

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar qarax ku bilowday ku qaaday saldhig ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka kaga sugnaayeen deegaanka Daaru-Naciim ee hoostaga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka xooggan ee saakay dhax maray ciidamada dowladda iyo kuwa Al Shabaab, waxa … Continue reading Dowladda oo shaacisay tirada Al Shabaab looga dilay weerarkii Daaru-Naciim (Sawirro)